Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)

Golaha wasiirradda Maamulka Somaliland ayaa manta shir iskugu yimid kaasoo uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxayna dood dheer ka yeesheen arrimo la xiriira wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, safiirada iyo ergooyinka beesha caalamka ee Somaliland hawlaha shaqo u yimaada iyo hay’adaha UN-ka, hay’adaha dawliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka hawlgala … Continue reading Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)